Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Mustafe Cagjar oo ONLF u sheegay inay magaca tuuraan

Madaxweyne ku xigeenka Somali galbeed Mustafe Cagjar oo ka hadlaayay shir ay lahaayeen ururka Ogaadeenka ee ONLF ayaa u sheegay ururkaas in la gaaray xilligii ay magaca iska bedeli lahaayeen.

Shirka oo inta badan looga hadlay cadowga TPLF oo qaar ka mida ONLF la sheegay inay si hoose u taageersan yihiin ayadoo la ogyahay in hadhaagii Cabdi Iley ay warar beena dhulkaas la wareegaan.



”Haddii aan nahay ONLF dhiigmiiratada TPLF waa cadowgayaga koowaad ayuu yiri masuul ka tirsan ONLF.

”Waxay nagu yiraahaan waxa dhaantey maamulkii Cabdi Iley hadda waa markii 3 sanno ay heleen xoriyad, marka halkii loo tashan lahaa  Somali ahaan ayaa waxay welli daba ordayaan TPLF marka xagee isaga iman karnaa dad noocaasa ayuu yiri Mustafe Cagjar.



”Itoobiya maanta qowmiyad ahaan ayay u tashanaysaa marka haddii inaga Somali ah aan sida ururadii Somaliya ee qabiilada ahaa u dhaqano oo kolba magac qabiil la soo baxno dee natiijada waan u jeednaa ayuu raaciyay Mustafe Cagjar.



”Markaan baxnay waxaan is lahayn waxaad u baxdeen dadkiina waxase nagu dhacay in kuwii aan u baxnay ay noqdeen kuwa na dilaya ayuu yiri Muxumed Anni.

Ilaa hadda ma jiro qorshe balaadhan oo Somali galbeed loogu dhaqaajinayo dhinac xilli Itoobiya gashay dagaal sokeeye oo gaalada reer galbeedku si toosa ula jiraan Tigreega.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...