X

Mustafe Cagjar oo raba inuu maamulkaba ka sifeeyo Samaroon

Horjoogaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa raba inuu Samaroon ka sifeeyo xubnaha maamulkiisa sida hadda uu ku socdo ayuu qabaa Xirsi Warfaa kadib markii uu u soo tuuray hal wasiir oo quudha.


”Wuxuu ogyahay in Samaroonku xanjana fuqsan karin oo halka wasiirba ku badan yahay, waxaanad ku garataa siday jufo ahaan ugu faanayaan qaarkood ayu raaciyay Xirsi Warfaa.


”Ma ogid waxa soo socda waaba hadaad maamulkuba isku aragtaan. Mustafe Cagjar ayaa kuraastii Jigijga iyo kuwii dawladaba ku taxay Daarood halka inta so hartayna iskaga dhisay qabiilada kale.


Wuxuu meeshiiba ka dhigey xero Ogaadeen iyo Jidwaaq leeyihiin ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.