November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Mustafe Martin iyo Cali Xaraare oo cashar faneed u dhigey fanaanka Maxamed BK

Kadib fadeexadii ka raacdey Kiiniya fanaanka Maxamed BK  oo isku dayay inuu ka dul boodo dadka ku shaqada leh xafladaha sida kuwa fanka iyo kuwa kalaba ayaa labadan ruug cadaa u dhigayaan cashar ku saabsan fanka.





Maxamed Yusuf

ARAABINEWS