Muqdisho–Xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysteen shalay maqaayad cuntada laga cuno oo ku taala agagaarka Huteel Central halkaas oo ay ku dileen dadkii maqaayada ka cuntaynayay. Waxa aad looga naxay wiilyar oo baalashle ama caseeye ahaa oo ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee ku dhintey qaraxa argagixisada. Waxa kale oo ku dhimatay hooyo shaah ku gadaysay goobta.
Dhiigmiiratada ayaa xasuuqa muslimiinta tiraa allahu Akbar iyagoo ku farxa dhimashada aadka u badan. Diintan argagixisada ee ku raaxaysanaya dhiiga muslimiinta ayaa la isku raacay in aduunka laga tirtiro.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay