November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuqaalka xisbiga Wadani oo Boorama maanta wacdaro ka dhigey

Muuqaalka xisbiga Wadani oo Boorama maanta wacdaro ka dhigey. Ololaha maamulka Somaliland ayaa si xawli ah uga socda gobolada hoostaga maamulka. Gobolka Awdal codkiisa ayaa ah kan lagu kala baxayo ayadoo beelaha Isaaq si gaara isku xulufaysteen.





 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS