X

Muuqaalka aroosad xilligu u wacan yahay oo qaraxii Lubnaan ka qasay

Qaraxii naxdinta lahaa ee Bayruud ee dadka farabadan ku dhinteen kumanaana dhaawac yihiin ayaa dadka qasku soo gaartey waxa ka mida aroosad waqtigu u wacan yahay.


Aroosadan ayaa waxa laga qaadaayay sawiro xusuus u ah markii halmar uu dhacay qaraxii weynaa ee Lubnaan ee gebi ahaanba burburiyay dekedda iyo wixii u dhawaa.

Aroosada ayaa waxa soo gaartey naqaska qaraxaas xooga weyn oo ku sigey inuu kala tuuro. Waxase uu ka tuuri gaaray marada, inkastoo ubaxii u saarnaa uu la tagay.

Aroosada ayaa loola cararay hoolka arooska. Waxa sii kordhey khasaaraha ka dhashay qaraxaas.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.