November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuqaalkii lawada sugayay ee Hodan Naaleeye ka diyaarisay Muqdisho iyo isbedelkeeda qaybtii koowaad

WP_20150208_003Muqdisho-Araabinews–Wariyada madaxa banaan ee reer Kanada Hodan Naaleeye oo baryahan ku sugan Muqdisho ayaa ka diyaarisay barnaamij ku sababsan nolosha magaalada oo ay ugu dambeysay yaraanteedii. Waa muuqaal dib kuu xasuusinaya qayb ka mida Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS