X

Muuse Biixi boob ayuu rabaa hadduu diido guddi doorasho oo cusub: Wasiir Baashe

Muuse Biixi boob ayuu rabaa hadduu diido guddi doorasho oo cusub waa hadalkii wasiir Baashe oo ka soo jeeda Laascaanood. Wuxuu dhinaca kale sheegay in hadalkii Muuse Biixi ahaa mid warqad laga akhriyay oo micno lahayn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kVKbjS4qc4Y[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.