X

Soomaali badan oo Trump soo masaafuriyay oo ku soo jeeda dalka

Soomaali badan oo Trump soo masaafuriyay ayaa ku soo jeeda dalka. Dhalinyaran Trump isa soo dhafiyay ayaa waxa ay isugu jiraan qaar horey dambiyo uga galay dalka Mareykanka iyo kuwo dhawaan soo galay oo bilaa sharci ah.



Diyaarada sida ayaa soo marinaysa Koofurta Suudaan halkaas oo kadib laga soo dejin doomno Muqdisho kadibna loo kala safrin doono gobolada dalka intii rabta.

Somaliya ayaa ka walwalsan dadka Maraykanku soo celinayo oo ah kuwo ku fashilmey nolosha inay ka faaiideystaan dabeedna arbushey dadkii magangelyada siiyay.



Waxa ka sii daran kuwa bilaa sharciga ah laakiin mudada ku noolaa dalkaasi hadana Trump hilfaha u soo qaadey.

Tirada hadda la soo wado ayaa gaaraysa 85 dhalinyaro ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

 


admin:

This website uses cookies.