X

Muuse Biixi bug ayuu dhiibayaa ee doorasho ma dhacayso: Jamaal Cali

Gudoomiyihii hore ee xidbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa qarxiyay in Muuse Biixi rabin doorasho isla markaana doorasho ka dhacayn maamulka sanadkan aan ku jirno. Muuse Biixi ayaa duidey inuu kala dirii gydiga fashilabtey ee doorashada kywo cusubna msgacaabo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.