Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Muuse Biixi cadow badan buu leeyey oo madaxweyne loo dooran maayo by Abdi Mustafe

Muse Biixi laga soo bilaabo waagii SNM wuxuu samaystay cadow aad u fara badan oo ay uugu danbeeyeen hal-doorkii xukuumada isaga casilay dhawaan isaga awgii. Gobolo badan oo ay ka mid yihiin Saylac iyo Awdal iyo  iyo Sanaag ayuu Muse af-lagaadeeyey oo iyaguna uurka wax uugu haya.

Beesha harti waa kii cadha geliyey ee yidhi Xagla-toosiye cod iigama keeni karo. Beesha Muse ka soo jeedaana raali kama wada aha Muse oo wax yaabo badan ayay qaar kood ka tirsanayaan oo ay ka mid tahay doorashadii deegaanada iyo arimo ka horeeyey.

Muse dowladii Egal markii dagaalada sokeeye dhaceen wuxuu ahaa wasiirka arimaha gudaha oo hadaladii foosha xumaa ee uu ku hadlay way duubanyiin oo weli dad baa dhegeysta.

Waxa la isku raacsanyay in Muse gobolo iyo degmooyin iyo beelo iyo ashkhaas ba uu ku leeyey cadow aad u fara badan. Taasina ma suurta gelineyso in Muse Biixi loo doorto madaxweyne oo qofkii fikirayaa wuu garan karaa. intaaba waxa dheer dowlada Ethiopia oo haysa file kiisa ama record kiisa ma jecla in Muse Somaliland madaxweyne ka noqdo.

Ethiopia na waa dowlada EU da iyo caalamku wax ka waydiiyaan mandaqada. Waxa la yidhi af-xumo nabad na way kaa kaxaysaa colaadna wax kaagama tarto. inta badan Muse wuxuu eeday waa af-kiisa oo deel qaaf badani ka soo baxo oo haduu madaxweyne noqdana ficil kiisu wuxuu la mid noqonayaa af-xumidiisa.

Sidaa darteed Allow yaa Muse yidhaa ha is daalin ee dantaa luud bulshada Somaliland cod aqlibiyad ah ku siin maayaane. Somaliland waxay u baahantay nin aan cidi wax ka tirsanayn oon godob lahayn oo yaqaana dowga ictiraafka loo maro oo caalamku raali ka yahay oon cadow badan na ku dhex lahayn bulshada reer Somaliland oo kaasina waa Abdirahman Ciro iyo iyo ragga iyo dumarka mayalka u haya xisbiga Waddani ee la soo miidhay yaa salaaaam.

Abdi Mustafe

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...