Sunday, June 2nd, 2024
header










Meta







Muuse Biixi go’aan kama gaari karo masayrka gobolada Sool iyo Sanaag: Cabdiwelli Gaas

Muuse Biixi go’aan kama gaari karo masayrka gobolada Sool iyo Sanaag waa hadalkii Cabduwelli Gaas oo maamuladii ka hioreeyay lumiyeen gobolada Sool iyo Sanaag kadib markii la yasay kuraas yarna laga siiyay Puntland.

Magacyada dhalinyarada la xukumay



Waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in la qabto kulamo waa weyn oo shacabka u dhaxeeya, waxa uu xusay in maamulka Somaliland ay qasbeyso shacabka ku nool gobolada Sool iyo Sanaag.

Magacyada dhalinyarada la xukumay



“Arrinta Soomaaliya iyo maamulka Somaliland hadii aan wax yar ka iraahdo, horta ma jiraan wax la yiraahdo Soomaaliya iyo Somaliland, magaca Somaliland waa dhulkii Soomaaliyeed, wada hadalada inta badan ma jiraan wax ka soo baxa, maxaa la isku wareerinayaa.” Ayuu yiri Cabdiwelli Gaas.

Magacyada dhalinyarada la xukumay



Ilaa hadda ma jirtio awood kala aamusiisa muranada ka jira gobolada dalka oo ay sababeen burburkii dalka oo ay ka qaybqaateen reer galbeedka oo hubeynaya kaabo qabiilo dhagaxiran.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...