X

Muuse Biixi habaryartii oo ka qayliday gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha

Muuse Biixi habaryartii ayaa ka qayliday gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha ee maamulkiisa kaas oo welli jagada sii haya inkastoo jagadu tahay magac u yaal oo cidii la shaqaalaynayo ay ka soo baxaan aqalka Muuse Biixi iyo inta ku wareegsan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DnRkUUBT24k[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.