Muuse Biixi oo wasiiradii beeshiisa dhexe ee is casilay ku tilmaameen in kursiga madaxweyne isaga loo xiray ayaa beeniyay in arintaasi jirto wuxuuna sheegay in warkaasi aanu jirin meel laga sheegayna ayna jirin. Jufada beeshiisa ayaa isku haysa kursiga beesha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM