19/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo eryay siyaasiyiin ku jirey xisbigiisa iyo waraysi ay bixiyeen

Muuse Biixi ayaa eryay siyaasiyiin ku jirey xisbigiisa. Siyaasiyiintaan oo la waraystey ayaa ka qayliyay eryida sheegayna in Muuse Biixi u soo marin sifo sharciya. Dhaliisha ugu weyn ayaa ah inuu khiyaaney kadibna ay ka hadleen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cIoI_rZybd8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS