Muuse Biixi oo fashil kadib sii daayay weriye Coldoon
Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib u siiyay xoriyadiisa weriye Coldoon oo uu haystey muddo sanad Ka badan. Sii deynta Coldoon ayaa timi markii Muuse Biixi loogu hanjabay in laga xanibi doono socdaalka laguna Dari doono horjoogeyaasha Ku tunta xaqqa dadka.
Coldoon ayaa soo liqay hal sanno oo qabyaaaladeysan isagoo horjooge Muuse Biixi u xidhey maxaad u hadhay. Coldoon oo ah markii labaad ee la cisho ayaa diidan sida fashilka ah ee maamulka u shaqeeyo.
Wuxuu Ku yeeshay saaxiino farabadan adduunka intii uu xidhnaa halka horjooge Muuse Biixi Ka qaaday fadeexad.
Coldoon ayaa codsaday in hadda aan dib loogu noqon wixii dhacay ee hore loo socdo imikana u socon aargoosi
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...