X

Muuse Biixi oo hooyooyinka u sheegay inay muruqa muujiyaan

Horjoogaha maamulka Somaliland oo Burco Ka furtey garoob kubadeed ayaa hooyooyinka u sheegay inay muruqa muujiyaan. Hooyo caafimaad qaybta ayaa dhasha ilma caafimaad qaba ee muruqa muujiya. Muuse Biixi ayaa warkan sheegay xilli booliiskiisu maqaahiyaha ku dhibaan dadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.