X

Sidee u dhacdey caleemo saarkii caaqilka guud ee Jibriil Muuse (Bahabar Cabdalle) ee Samaroon

Waxa maanta magaalada Boorama lagu caleemo saaray caaqilka guud ee beelaha Jibriil Muuse (Bahabar Cabdalle) ee Samaroon. Caaqil Cabdi Xaashi Sheekhdoon ayaa si weyn caleemo saarkiisa ay uga qayb galeen salaadiin, waxgarad iyo aqoonyahano ka socda beelweynta Samaroon. Hadaba hoos ka daawo sida wax u dhaceen.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.