18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo iska jaray qaabilayna wiil qoyskiisa dhan ku waayay duufaantii Awdal

Muuse Biixi ayaa iska jaray si toos ahna u qaabilay wiil qoyskiisa dhan ku waayay duufaantii Awdal. Muuse Biixi ayaa wiilkan u balan qaaday in maamulkiisu gacan qaban doono ilaa heer jaamacadeed, noloshiisana kafaala qaadi doono.

Muuse Biixi ayaa lagu amaanay arintan inkastoo dhinaca kale uu dhiig ka daadinaayo.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wMH6jwQ2aak[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS