Kadib markii looga yeeray Itoobiya usbuucii hore halkaas oo uu ka kulmey madaxweyne Farmaajo ayaa wararka ka imaanaya Hargeysa sheegayaan in madaxweyne Farmaajo ku soo wajahan yahay. Inkastoo Farmaajo raaligelin Ka bixiyay dagaal amniga lagu sugaayay 1988 haddana waxa dadka badankiisa qabaan in maamulka Muuse Biixi is dhiibey oo waddo kale u furneyn.
Maamulka Somalilaan ayaa 30 -ka sanno ee dalku burburka ku jiro sheegan jirey inay go’aan laakiin xataa Ingiriiskii ay isku halaynayeen ku yiri la hadla Koofurta anagu ictiraaf idiinma haynee.
Saleebaan Gaal oo ah gudoomiye kursiga kuĀ mid laraagay ayaa sheegay in marhore loo sheegay in madaxweynaha Somaliya imanayo uuna la inaan doono raiisal wasaaraha Itoobiya laakiin ayna diidin. Talaabadan ayaa ka dhigan in Itoobiya cagaha saartey wadada soo xidhida inay kolba u yeerto maamul jufeed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay