Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Muuse Biixi oo ka aamusan in madaxweyne Farmaajo imanayo Hargeysa

Kadib markii looga yeeray Itoobiya usbuucii hore halkaas oo uu ka kulmey madaxweyne Farmaajo ayaa wararka ka imaanaya Hargeysa sheegayaan in madaxweyne Farmaajo ku soo wajahan yahay. Inkastoo Farmaajo raaligelin Ka bixiyay dagaal amniga lagu sugaayay 1988 haddana waxa dadka badankiisa qabaan in maamulka Muuse Biixi is dhiibey oo waddo kale u furneyn.



Maamulka Somalilaan ayaa 30 -ka sanno ee dalku burburka ku jiro sheegan jirey inay go’aan laakiin xataa Ingiriiskii ay isku halaynayeen ku yiri la hadla Koofurta anagu ictiraaf idiinma haynee.



Saleebaan Gaal oo ah gudoomiye kursiga ku  mid laraagay ayaa sheegay in marhore loo sheegay in madaxweynaha Somaliya imanayo uuna la inaan doono raiisal wasaaraha Itoobiya laakiin ayna diidin. Talaabadan ayaa ka dhigan in Itoobiya cagaha saartey wadada soo xidhida inay kolba u yeerto maamul jufeed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...