X

Muuse Biixi oo lacag gobolku u baahan yahay geeyay Muqdisho

Muuse Biixi ayaa direy guddi qaada lacag dhan $600,000 kun oo doolarka Maraykanka ah oo la sheegay in loogu talogalay fatahaada webiga Shabeele ee sida aadka ah u aafeeyay gobolka Hiiraan. Lacagta oo is tusa ayaa lagala cararay dad kale oo iyaguna u baahnaa oo daadlu waxyeeleeyay.


Deegaano badan oo ka mida gobolka Awdal iyo kuwo ayaa waxa aafeeyay daadad soo rogmadey. Muuse Biixi oo sheegta gobolkaas iyo kuwo kale ayaa haba yaraatee u gurman.


Iskaba dhaaf kuwaas deeqdii Muqdisho looga soo direy ayaa dhexda loo galay oo ilaa hadda dadku is weydiiyaan halka ay martey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.