X

Muuse Biixi oo qirtey in Ceerigaabo faraha ka bixi gaartey: Daawo

Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi oo ka hadley dagaalkii ka dhacay gobolka Sanaag halkaas oo khasaare jirey labada dhibacba ayaa sheefay in mar xaaladu faraga ka bixi gaartey.


“Waxaan idiin sheegayaa in mar xaaladu faraha ka bixi gaartey haddase aan ku celinay dhinacii wadahadalka iyo odayaynta ayuu yuru Muuse Biixi.

Ciidanka Korneyl Caare ayaa Ceerigaabo u muuqatey saaka ayadoo ay jireen muuqaali aan la xaqiijin marin oo muujinaya in ciidanka korneylku ku jireen gudaha isbitaalka.


Muuse Biixi ayaa welli ka hadlay inuu cid sharci marin doono xilli xaalku aad ugu xunyahay arintuna farihiisa ku jirin ee ay mu jirto odayada.

Hoos ka daawo

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.