X

Muuse Biixi oo racfaan ka qaatey hal-abuure dembi lagu waayay

Maxkamad iska macmala oo daacad u ah maamulka Muuse Biixi ayaa sheegtay inay sii deysay hal-abuure u xirnaa Muuse Biixi oo ku eedaysnaa inuu wax ka sheegay. C/raxmaan Abees oo nin da’yara ayaa tix gabay tuurtey laba bilood kahor waxase ka raacay in lagu dhego.


Muuse Biixi ayaan haba yaraatee u dulqaadan in wax laga sheego lana ogyahay inuu yahay qof aan dadka xoriyada u ogoleyn uu Rabi siiyay.

“Haddii uuna dhaliil rabin maahayn inuu noqdo madaxa gobolada Woqooyi ayuu yiri Xasan Warsame oo ku nool Hargeysa.


Muuse Biixi ayaa amrey in aan la sii deyn inta uu dhamaanayo racfaanka uu qaatey halka la sheegayo in hadda ahaan ooda laga qaadey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.