Muuse Biixi ayaa sheegay in garoonka Berbera ee Imaaraadku rabay inuu saldhig Ka samaysto uu hadda sidiisii hore noqonayo oo laga dhigayo garoon ay isticmaalaan diyaaradaha waaweyn ee xamuulka qaada.
Imaaraadka oo awal rabay inuu saldhig Ka dhigto ayay isku dhaceen Sucuudiga oo awal ay dagaal u gaara ku wada jireen. Imaaraadka oo Somaliya Ka diidey inuu saldhig samaysto ayaa waxa soo xoojiyay isku dhaca Sucuudiga.
“Markii horeba waa la ogaa in Imaaraadku Ka furan karayn saldhig milatari waxase su’aasha la is weydiin ayaa ay tahay maxaa loogu baahdey garoob intaas leeg, waa ina sugo waxa lagu qabanayo haddii kale was faan ayuu yiri Xuseen Warsame
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS