X

Muuse Biixi oo sheegay waxa ka soo baxaya shirka beelaha Garxajis (ISAAQ)

ARAABINEWS

Muuse Biixi ayaa sheegay waxa ka soo baxaya shirka beelaha Garxajis (ISAAQ) ee dhawaan furmey. Muuse Biixi ayaa yiri afar qodob oo aan wadahadalno ugu horeyso ayaa ka soo baxaya. Ma jirto wax kale oo ii muuqda.

Beelaha Garxajis ayaa ka cabanaya cadaalad daro ay ka tirsanayaan xulafada Jeegaanta. Shirkan ayaa u muuqda waqti lumis.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Ag9RPoygYzw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.