Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa sheegay inuu xidhayo masaajida haddii hargabka Kooro laga helo deegaanada maamulka. Wasiirka diinta ee maamulka ayaa wadaadada xagjirka u sheegay inayna arintan waxba uga banaanayn. Waxa intooda badan laga biilaa Sucuudiga.
Somaliya ayaa guud ahaan welli ka nabdoon caabuqa Kooro oo dunida ku sii faafaya. Horjoogaha Butlaan ayaa isna la sheegay inuu xidhayo masaajida.
Si kastaba ha ahaatee inkastoo qofna uu dhaafayn xilligiisa haddana diinteena waxay ina faraysaa taxadara taladana RABIGEEN u dhiibta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay