Saturday, March 28th, 2020
header

Haweenay isku dishey Guriceel oo aad looga argagaxay

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in xalay haweenay ay isku dishey halkaasi. Dadka degmada ayaa aad u naxay wararka haweenayda isku dishey. Haweenayda oo aan sidaa u weynayn ayaa la sheegay inay Ka masayrtey ninkeeda oo xaaskale la guursaday.



Ehelada gabadha ayaa sheegay in markii lala guursaday uu ku yimi isku buuq iyo Isla hadal kadibna ay sun cabtey sidaana ku geeriyootay. Dilka haweenayda ayaa aad looga hadal hayaa magaalada.



Diinteena ma qabto inaa is disho ama is qarxiso, weyna ka hadashay cawaaqib xumada qofka is dila and is qarxiya. Si kastaba ha ahaatee maaha markii ugu horeysay ee haweenay isku disho markii lala guursado.



Waxaan haweenka kula talin lahaa inay samraan oo ay ayna naftooda galaafan waayo cawaaqib xumada ay leedahay dunida saxda ayaa ka xun markaad RABIGAA hortagto ayuu yiri Cali Calasow waayo jawaab ma haysid marka lagu weydiiyo maxaa isku dishey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ruushka oo caawimo la soo gaaray Talyaaniga xilli Maraykanku u barya tagey Shiinaha

March, 27, 2020
Milatariga dalkaasi Ruushka ayaa gargaar qalab oo lagu ...

Raiisal wasaaraha Ingiriiska oo laga helay cudurka Kooro waase ayo Booris

March, 27, 2020
Ayadoo tirada laga helay cudurka Kooro uu sii ...

Dawlada oo khashiftey nin xerada Xalane kula dhuumanayay cudurka Kooro

March, 27, 2020
Wasiirada caafimaadka marwo Foosiya Abiikar ayaa qarxisay inuu ...

Dawlada oo gargaar qalab isku dhaafisay maamulada Butlaan iyo Somalilaan: SAWIRO

March, 27, 2020
Wasaarada caafimaadka dawlada dhexe ayaa gargaar qalab oo ...

Siyaasi Cabdi Shootali oo banaanka soo dhigey cudurka Koora oo Muuse Biixi qabyaaladeeyay

March, 27, 2020
Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa banaanka soo dhigey sida ...

Dhacdooyinka

Muuse Biixi oo ka naxay war sheegaya in Itoobiya faraha ka qaaday Berbera

March, 11, 2020
Laba sano kahor ayay ahayd markii fadhiid Xasan ...

Dawlada oo ummada ka qabatey Somali cudurka keenayay dalka

March, 10, 2020
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa Ku guulaysatey ...

Dayib Erduqaan oo cadaystey sababta Siiriya uga degi la’dahay

March, 10, 2020
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlaayay saxaafada ayaa qirtey ...

Nin ka cararay isbitaal xilli la doonayay in la baadho

March, 10, 2020
Booliiska dalkaasi Simbabawe ayaa baadhid ku bilaabay nin ...

Ingiriiska oo joojiyay bixinta mishaharka askar Muuse Biixi adeegsado

March, 9, 2020
Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu ...

Raiisal wasaare Xasan Cali oo ka hadley lacag khasnada baanka ku soo dhacdey

March, 5, 2020
Raysal wasaare Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ...

Madaxweyne Farmaajo oo Uhuru u sheegay inuu faraha kala baxo arimaha dalka

March, 5, 2020
Madaxweyne Farmaajo ayaa telfoon kula Hadley madaxweynaha Kiiniya ...