06/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo soo dhaweyn u sameeyay siyaasiyiin ku biirey xisbigiisa iskana difaacay eedaymo

Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa soo dhaweyn u sameeyay siyaasiyiin ku biirey xisbigiisa iskana difaacay eedaymo loo soo jeediyay ugana yimi xisbiga Wadani.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS