21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo welli diidan inuu qabto doorashada goleyaasha

Kulan ay maanta yeesheen sadexda xisbi ee maamulka Somaliland ayaa ku soo dhamaaday guuldaro kadib markii ay diiden inay waxba la wadaagaan saxaafada. Muuse Biixi ayaa welli ku dhegan in doorashada ay qabtaan gudiga fashilmey ee hadda jira.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS