X

Muuse Biixi oo C/maalik Coldoon xadhiga ku adkeeyay halka Mukhtaar Cali Yaabe welli xidhan yahay

Maxkamad Muuse Biixi leeyahay oo Ka furan Hargeysa ayaa xukunka lagu sii adkeeyay weriye C/maalik Coldoon oo halka welli aan maxkamad la soo taagin Mukhtaar Cali Aadan Yaabe oo Boorama ku xidhan muddo Laba bilood ku dhow. Mukhtaar ayaa isna sida weriye Coldoon u xidhan maxaad u hadashay ama bogaaga mawduic la wadaagtey asxaabta.


Shacabka maamulka ayaa aad u yaaban iyo dadkii oo afka juuqda gabay. Waxa aad looga cambaareeyay dhamaan hay’adaha u dooda xuquuqda oo warbixin laga argagixo u direy dawladahooda

Sanduuqa Ingiriisku horkacayo ee lagu magacaabo horumarinta Somaliland ayaa shuruud looga dhigey in la helo xoriyad iyo deeqda oo loo sinaado.


Si kastaba ha ahaatee Muuse Biixi ayaa ka dhegafuraystay talooyinka loo soo jeediyay oo wada cabudhinta dadka hoos yimaada maamulkiisa. Saylici oo fadhiida oo isma bilaabay inuu ku tunto xuquuqda Bani aaddamka.

Maxkamada Muuse Biixi ayaa sheegtay in xukunkii sadexda sano ee Coldoon uu sax ahaa oo ay ahayd inaanu hadlin.

Maxed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.