Shacabka gobolka Sanaag gaar ahaan kuwa Ceerigaabo ayaa si adag uga Hadley bandoo Muuse Biixi sheegay inuu ku soo rogey sadex degmo. ”Waxaan Muuse Biixi leenahay soo qabo dadka diley sarkaalada waa taqaane anaga handaraabkii hora nagu xiran umana baahni xaalad abuur.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS