X

Muxuu madaxweyne Farmaajo u qariyay ciidanka baaxadaa leh? halka Xasan Culusow

Waxa madaxweyne Farmaajo inoo sheegay inuu fadhiid Xasan Culusow ku wareejiyay ciidan baaxadleh oo gaaray 5000 maantana uu indhaha ka soo qaaday ciidankaas isla Xasan Culusow. Haddaba su’aasha la weydiin karo ayaa aha muxuu u qariyay?


”Ciidanku waa sirta qaranku leeyahay tan ugu muhiimsan la’aantiisna wadan ma socdo ayuu yiri Cali Calasow ciidankaas la geeyay Eritariyana waxay ahayd sir u dhaxaysay labada dal oo laga qariay kooxda Xalane sida Maraykan iyo Ingiriis ayuu raaciyay Cali Calasow.

Bartamahii sanadka hore aya laga soo xigtey la-taliye ka tirsan madaxtooyada madaxweyne Farmaajo inay jiraan siro badan oo aan dadk alal wadaagi karin sida ciidanka.


Sirtaas waxay keentay in kooxda Xalane ay ogaan weydo kadibna waxay fartay kuwa ay ku adeegato sida Xasan Culusow inuu ciidankaas raadiyo ilaa uu markii dambe yiraa waala gatay ciidankaas, ayagoo taageero ka helaaya warbaahinta reer galbeedka.



”Xasan Culusow in reer galbeed booskan dhigteen waa shaki la’aan ayuu qabaa Xuseen Warsame jaa xitaa wuxuu garan waayay inuu ka aamuso sirta ciidanka qaranka ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.