X

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ah oo lagu guurey oo kooxdii Xasan Culusow iyo ururkoodii Hawiyow kaca ay shilimaad u tuureen. Weli Xuseen ayaa qarxiyay haweenay uu ogaa inayna lahayn wiil qori qaadi kara oo ka mid ahayd kuwii shilimaadka la siiyay ee banaanbax la yiri dhiga.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.