X

Turkiga oo ugu baaqay Taram inuu ka baxo Suuriya: saliida Suuriya ayuu nuugayaa

Wasiirka arimaha dibedda ee Turkiga Mafluud ayaa ugu baaqay Taram inuu joojiyo argagixisada uu ku quudinayo Suuriya. Saliida Suuriya waxa iska leh Suuriya malaha argagixisada uu ku quudinayo ayuu yiri Mafluud.


Xagjir Taram ayaan qarin inuu Suuriya u joogo inuu saliida dalkaasi ka horjoogsado dadka Suuriyiinta ee ay qixiyen iyaga iyo Wahaabiyada Sucuudiga markii ay taageersanayaan argagixisadii laga adkaadey.

Saliida ayaan u joognaa Suuriya ayuu yiri xagjir Taram


Turkiga oo baacsanaya Kurdiyiinta ayaa sheegay inayna Suuriya ka baxayn ilaa dalalka kale ka baxaan taas oo Dayib Erduqaan ula jeedio xoogaga xagjir Taram.


Madaxweynaha Suuriya ee dalkiisa iyo dadkiisa la qixiyay ayaa sheegay inayna dheerayn xilligii reer Suuriya la dagaalami lahaayeen gumeysiga Maraykanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.