Dr C/raxmaan Bayle ayaa sharaxaya nidaamka dawladu dhistey ee diidaya in la xado lacagta qaranka ka dhaxaysa xilliga doorashada. Nidaamkan ayaan jirin xilligii fadhiid Xasan Sheekh oo ciidanka iyo shaqaaluhuba mishahar la’aan ahaayeen, lacagtana garabka la saaran jirey.
Xilliga ka guurka ayay caadi ahayd labadii nidaam ee Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh in lacagaha la isku daldasho. Xasan Cali Kheyre ayaa xilka la wareegay ayadoo qasnada dawladu faaruq tahay.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay