08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nabadoon Axmed Diiriye oo aaskiisu ka dhacay Muqdisho iyo masuuliyiin ku tukadey

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa aaskiisu ka dhacay Muqdisho iyo masuuliyiin ku tukadey. Nabadoonka ayaa shalay ku geeriyooday Muqdisho asagoo muddo xanuunsanaa. Wuxuu ka mid ahaa nabadoonada beesha Hawiye.



Marxuunka ayaa la filayaa in lagu aaso magaalada Cadaado halkas oo uu ku dardaamay in lagu aaso.

Salaada Janaasada waxa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Wasiirka Amniga, Xildhibaano, Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulsahda.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS