November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Nalal ku shaqeeya qoraxda oo Boorama laga hirgeliyay iyo dhagaxa aad tuuraysaan naga daaya+MUUQAAL

WP_20150303_004Boorama–Magaalada Boorama ayaa laga hirgeliyay nalal ku shaqeeya qoraxda oo laga hirgeliyay meelo awal madow ahaa. Dadka ayaa loogu baaqay in ay ilaashadaan waxana dhinaca kalana laga cawday dhagxaan la iska tuuro magaalada dhexdeeda oo anshaxa ka fog.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS