17/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bride Awal Beyene 22 and groom Selemawit Nega 19, show their voting cards as they celebrate their wedding ahead of Sidama region referendum vote in Hawassa, Ethiopia, November 17, 2019. REUTERS/Tiksa Negeri

Natiijada codeyntii gobolka Siidaamo ee Itoobiya oo beri lagu dhawaaqayo

Maanta ayay ahayd markii gobolka Siidaamo ee Itoobiya loo qaaday codeyn ah inay noqdaan gobol buuxa oo ciidankiisa leh kana mid noqda gobolada Lixda ah ee Itoobiya. Natiijada ayaa la filayaa inay berito soo baxda u badan haa.



Siidaamo oo ay degan yihiin dad gala ayaa ku qasbney Cabdi Axmed inuu ka qaado cod. Itoobiya ayaa ku socoto inay xaafad xaafad u kala tagto mustabqalka taas oo ka dhigan in ay Somalida keliya kuwa laga tagayaa.



Natiijada ayaa ka dhigan in qabiilada kalana weydiistaan inay gobol noqdaan inkastoo qabiilkan Siidaamo uu badan yahay oo lagu sheego inay gaarayaan 3 milyan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS