X

Nin ku dhacay jariibo aad u weyn oo maamulka Jubbaland qabteen

Nin ku dhacay jariibo aad u weyn ayaa maamulka Jubbaland gacanta ku dhigeen. Jariibadan oo ay ka weyntahay KALIYA RABI oo lala caabudo khalqiga uu abuuray ayaa aabihii ku diley gobolka Jubbada hoose.


Ninkan ayaa aabihii ku diley midi lamana garankaro inuu ka tirsanaa argagixisada shabaab oo xataa wax ka sheega guurka waalidiinta ama dadka isqaba.

Waxa ciidanka maamulka Jubba u suuragashay inay gacan ku dhiiglaha gacanta ku soo dhigaan jeelna u taxaabaan lamase garan karo waxa lala sugayo in hore laga dilo mooyee.


”Waa nasiib darada ay keentay burburka iyo dhaqamo Muslimiinta lagu aqoon oo ku soo batay dalkeena. Dhacdooyinka ehelada isdilaya ayaa deegaano ka mida Koofurta lagu arkey.

Sawirka hoose waa ninka aabihii diley. Waxa la dalbanayaa in hore laga dilo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.