Paris-(Araabinews)–Lasana waa wiil u dhashay dalkaasi Maali oo Muslima wuxuuna ka shaqaynayay suuq hilible ah xiligii argagixisadu gashay isla tukaankaas wuxuuna ilaa afar qof oo Yuhuuda ku xereeyay qaybta qaboojiyaha si uu uga badbaadiyo in argagixisadu disho.
Lasana oo qoxooti ku joogay dalkaasi Faransiiska ayaa codsigiisii qoxootinimo iyo kii dhalashadaba la soo dedejiyay kadib markii in ka badan hal milyan oo qof ay arji ku qoreen qaybta facebooga si ninkaasi loo siiyo dhalasho Faransiisa waliba loogu daro ta geesinimada.
Lasana ayaa sheegay in markii argagixisadu soo gashay tukaanka uu isagu joogey xaga dambe markii uu maqlayna uu ilaa afar qof ku xereeyay qaybta qaboojiyaha isaguna markii dambe baxsaday.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay