Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Nin Masri ah oo xaaskiisa ka soo tuurey dabaqa shanaad iyo waxay qabtey

Booliiska dalkaasi Masar ayaa jeelka u taxaabay nin Masri ah oo xaaskiisa ka soo tuurey dabaqa shanaad ee imaarada ay deganaayeen laakiin nasiib wanaag way ka badbaaday waxayse ka jabtey dhabarka. Dadka degan imaarada ayaa u gurmadey gabadha oo ahayd 25 jir ayaa markiiba loola caraay dhaqtarka.



Booliiska oo qabtey ninkan sida arxan darada ah uga soo tuurey xaaskiisa dabaqa ayaa weydiiyay waxa ku kalifay inuu waxaan sameeyo. ” Had iyo jeer waan murmi jirney waxaanan go’aansanay inaan is maca salaameyno.



Waxase arintu sii xumaatey markii haweenayda laga helay cudurka Kooro. Sadex mar ayaa laga baray xanuunka waxana loo sheegay inay qabto cudurka. ”Waxaan ku iri iskaga tag guriga weyse diidey kadib waxaan ka tuurey dabaqa ayuu yiri ninkeed oo aan la sheegin magaciisa.



Haweenayda ayaa hadda la sugayaa inay ka soo bogsato dhaawaca ka soo gaaray dabaqa laga soo tuurey si ay u bixiso waxa sababay in ninkeeda dabaqa ka soo tuuro si loo ciqaabo ninkeeda.

Dadka badankiisa ayaa qaba inay ugu wacan tahay guriga mudada dheer la joogayo xilli Masar dhawaan ay qaaday xayiraada cudurka Kooro. Waxase wax laga naxo ah in cudur darteed dabaq looga soo tuuro.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...