Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Nin miisaankiisa laga naxayo oo sheegay inuu diidey gabdho badan iyo sababta

Arbaab Khaysar waa nin aad u culus oo miisaankiisa laga naxayo una dhashay dalkaasi Bakistaan. Waxa lagu yaqaanaa inuu gawaadhida hal gacan ku dalaco cagafyadana uu ku jiido xadhig. Da’diisu waa 27 jir waxana miisaankiisu yahay 444kg.



“Waxaan diidey haween badan oo miisaankoodu yahay ilaa 100kg, waxaan u baahanahay naag aad u culus oo ilaa 200kg noqonaysa waayo ma rabo inaan dhaawaco ayuu yiri Arbaab oo raaciyay in waalidkiisu ku jiraan raadcada maadaama dhaqanka dalkaasi yahay in waalidku doonaan.



“Haweenka ilaa hadda la ii soo bandhigey waa wada caato sida caadiga ahna haweenka badankooda facayga maaha ayuu yiri Arbaab.



Sidee miisaankiisa ku ilaaliyaa

“Waxaan cunaa 36 xabo oo digaaga, 3kg oo hiliba iyo 5 litir oo caana ah. Waxayse u muuqataa in miisaanka intaas leeg aanu baryahaa ku helayn haweenay u dhiganta. Waxase shiki ku jirin in magaalada uu degan yahay aad looga xiiseeyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...