Nin olole ka dhana masaakiinta ka xoogsanaya qaadka ka wada Somaliya oo hadda leh waxa I dilaya Kiiniya
Ninkan oo Ingiriiska ka dhiiban laguna magacaabo Cawaale Qaadiid ayaa daraad masaakiin ku soo ururiyay Muqdisho una sheegay in ay jecelyiohiin qaadka iyo inkale kadibna soodhigey baraha bulshada ayaa hadda leh waxa I dileysa Kiiniya.
Marka runta laga hadlana ay yihiin Somalida masaakiinta ah ee uu ku xadgubayo kuwa dilaya maadaama uu quutadaruurigoodii ku xadgudbayo uuna hayna wax uu ugu bedelayo maadaama isagu haysto wax kale oo uu ku bedesho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...