Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Nin Somali ah oo geeriyooday kadib markay isugu tageen 52 booliis Ingiriisa

Qoyska Maxamed Xasan oo ku nool gobolka Waylis ee Ingiriiska ayaa dalbanaya inay cadaalad helaan kadib markii willkooda uu dhintey. Maxamed Xasan ayaa booliisku qabtey kadib waxa la geeyay saldhiga halkaas oo booliisku qirtey inay isaga dambeeyeen mudada uu joogey 52 booliisa.



Maxamed XAsan ayaa dhintey bishii hore kadib markii la sii daayay. Wuxuu saacada la soo qabtey iyo marka la soo daayay u dhaxaysay 10 saacadood, waxase mudadaa iskaga daba weydaartey 52 booliisa taas oo ah arin fajaca.

Maxamed Xasan oo 24 jir ahaa ayaa lagu soo eedeeyay inuu amniga wax u dhimay, waxase la sii daayay subaxnimadii markii uu habeenimada u hoyday saldhiga, waxase uu dhintey waxyar kadib markii la sii daayay.



Qoyska Maxamed Xasan ayaa sameeyay baadhitaan gaara waxana la sugayaa natiijada halka booliiska Ingiriiska baadha weli diidan yahay inuu tuso muuqaalada iyo baaritaankooda qoyska.

Booliiska Ingiriiska ayaa fuleynimo awgeed ku hoobta dadka aan cadaanta ahayn inta badana jirdila markey qabanayaan. Dhalinyarada Somalida ayaa ah kuwo ku urey jeelasha qaar kuwaas oo qaarkood lagu kufsado sida ay ku warameen dad soo maray.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...