Xalay ayay ahayd markii dagaal gacan Ka hadala oo dhexmaray laba walaalo ah uu Ku dhintey mid Ka mida. Gacan Ku dhiiglaha ayaa kadib baxsaday. Dadka jaarka ayaa sheegay inay dareemeen colaada u dhaxaysa laba nin oo lagu soo koobay magacdooda Raage oo ah Ka wax diley iyo Fariid oo ah Ka la diley.
Baadhitaan ilaa xalay socdey ayaa lagu guulaystey in Raage Salaad Caraale gacanta lagu soo dhigo maanta magaalada Dhuusamareeb. Dhacdadaan naxdinta leh ayaa aad looga dareemay magaalada loogana hadal hayay.
Ilaa hadda lama sheegin waxa sababay dagaalkooda iyo in arintu Ku saabsanayd dhinaca hantida. Booliiska magaalada ayaa gacan ku dhiiglaha ku qabtey Isla meel aan fogeyn goobta dilku Ka dhacay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay