X

Ninkeyga Somaliya ayuu doolar u doontey: haweenay Kiiniya u dhalatey

Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka doolar ku qaata ilaalinta argagixisada iyo la dagaalanka dawlad adag oo dalka ka dhisanta, waxa dalka aad u soo buux dhaafiyay shaqaale hooseedka oo xataa qaatey shaqadii ay qaban lahaayeen dhalinta tahriibeysa.



Sida haweenaydan ninkeedu ka maqan yahay u sheegtay wargeys ka soo baxa dalkeeda, waxa nineedu soo diri jirey lacag doolara.

Calaacalka haweenaydan

Waxaa ay sheegtay in isaga iyo saaxiibkiis loo sheegay in shaqaalaha dhismaha ay lacag fiican oo doollar ah ka helaan Soomaaliya, sidaasna ku aadeen.



Isla markii ninkeeda iyo saaxiibkeed soo galeen waxa qabtey sirdoonka dalka oo u gacan geliyay Kiiniya, waxa loo shikiyay inay ku jiraan argagixisada gaaleynta Muslimiinta ee shabaab.

Dabcan labadan nin ayaa ah Muslimiinta Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.