23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Obama oo haweenay ku qaylidey gurigiisa uu degan yahay ee White House dibeda uga saaray

Washington–Madaxweyne Obama ayaa gurigiisa ku casuumay dadweyne iyo madax kale xaflad looga hadlayay xusida bisha LGBT oo la xiriirta soo galootiga ayaa haweenayu dhalatay Latino ku bilowdey qaylo,,wuxuuna ku jawaabay Obama gurigeygii ayaad joogtaa waana laga casuumey ee aamus oo isku xishoo haddii kale dibeda ayaa laguu saarayaa.

Waxase layaanb noqotey inta ay ku qaadatay qolyaha amaanka in ay haweenaydaasi dibedda uga saaraan qolkii ay ku jireen. Obama ayaa dib u bilowdey qudbadiisa isagoo yiri ”waan u dulqaataa dadka noocana laakiin maaha mid sidan oo kale ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM