X

Oday gabadhiisa Muuse Biixi xirey oo sheegay in Muqdisho dambi ahayn

Oday gabadhiisa Muuse Biixi xirey ayaa sheegay in Muqdisho la tago ayna dambi ahayn. Odayga ayaa sidoo kale diidey sheeko xariir loo akjhriyo dhalinta Hargeysa iyo Burco oo ah in laba maamul is dileen.



Wuxuu dhinaca kale been ka dhigey in dagaalkii Isaaqu isku dhameeyeena la aaso kii ay la galeen dawladiina la xaaraatimeyo oo weliba iyagu lahaayeen dhibka loo gaystey shacabka.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_RxkrctoFKc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.