X

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey madaxda Afrikada Bari: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxda Afrikada Bari. Shirka madaxweyne Farmaajo u joogo Addis ababa ayaa galay maalintiisii labaad waana la filayaa in beri la soo xiro.



Shirkan 30-naad ee Afrika uga socda Addis ababa ayaa diirada lagu saaray arimaha amniga, iskaashiga wadamada iyo kor u qaadida dhaqaalaha wadamada.

Mudane Sindimwo oo ah madaxweyne ku xigeenka Burundi ayaa sheegay in ciidamadooda jooga Soomaaliya ay ka qeyb qaadanayaan nabadaynta iyo xasilinta Soomaaliya.



Sindimwo oo dalkiisa hadda degan yahay ayaa intaas raaciyay in madaxda Afrika uu la kulmay ay isku afgarteen in ciidamada Soomaaliya la taageero.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.